Duration 32:14

“Gobolka Banaadir waa in uu yeeshaa Mayor Madaxbanaan sida Washignton

6 061 watched
0
145
Published 3 May 2022

“Gobolka Banaadir waa in uu yeeshaa Mayor Madaxbanaan sida Washignton" Musharax Madaxwayne Dr.Maxamuud Daahir Aweys

Category

Show more

Comments - 22
  • @
    @cabdiaadan4972 years ago Insha allah xalku waxuu ku jiraa in ilaahay aan ka cabsano Kuna dhaqano kitaabka quraanka oo ilaahay hadiyad noo siiyay si iqlaas ah waana mida nolasheena badali karta si aan u helno nolol wngsn sida abni naxariista iyo barakaat waana helaynaa goordhow guulweyn iyo gobanimo kheyr iyo barako ...
  • @
    @abdinurfarah1092 years ago Dr. Maxamuud waxaa tahay musharax aad ii soo jiitay oo runtiu ku haboonaa xili doorasho qof iyo cod ay jirto balse waxaan la yaabanahay qorashaha kuu degan ee aad kaga soo bixi karto xildhibaanadan oo intooda badan ay dad u xiranyihiin.
    Balse ogow inaad guuleysandoontid haduu Allah idmo.
    Waxaana kuu rajeynayaa madaxweynaha soomaaliya 8da sano ee soo socota
    ...
  • @
    @cabdiaadan4972 years ago Walal dhibaTada waxaan ku muteysanay amarkii eebe oo aan ka jeesanay maskaxdu hashaqeeso intaas allaha nafahan siiyo dhamaanteen insha allah waan fahanay horaa usoconeynaa waana guuleysaneynaa kheyr iyo barako
  • @
    @IRIR-SAMAALE_1142 years ago Sida magaalooyinka kale ee soomaaliya waxaa Gudoomiye ka noqonaaya dadka ay goofka u ahaa laakiin nin ka yimid boqolaal kilo mitir xaq uma laha. />Teeda kale soomaalida waxaan u sheegayaa Xamar kaliya maahee wadanka soomaaliya ama 5ta Soomaaliya aan wada lahaano ama aan kala lahaano laakiin Xamar lama kala laha kaliya dadka ku hadaaqaya waa daalimiin in gacan wax looga qabtaa wasakhda. ... 3
  • @
    @abdifatahali4282 years ago Pro/ maxaad uga hadli wayday gabood faladii iyo gumaadkii USC ay shacabka u gaysatay iyo gaajadii baahsanayd oo masuulka ay ka ahaayeen.
    Raali ahaw iima noqonkartid madaxwayne .
  • @
    @yoni25302 years ago Aniga waxaan qaaba gobol banaadir inow noqdo sida Berlin, Germany. Dowlad goboleed gaar ah iyo caasimada federalka ineey G banaadir noqota jeclahay
  • @
    @mohamedhussein31522 years ago Kenya inta ay noo qabatay waad sheegtay. Inta aan iyaga u qabanayna sheeg. Sida dhaqaalohooda oo aan xoojiney.
    Kenya, Imaaraad iyo Jabuuti hadday faragelinta naga daayaan waa la heshiin karaa haddii kale hala kala joogo. ...
  • @
    @cawilafgooye22062 years ago Hadalkaagi asbuuci hore kan maanta aad beey u kala duwanyihiin maxaa is badalay
  • @
    @maimounhassan28902 years ago Shekh dahir weys ka xeren miya dhaley ninkan sidas ba la shegey
  • @
    @isbucihorecawayskawaaca97302 years ago Maa gobola ama caassamad confused tihin Fox News kii somaliya noqoten no facts coming from ya goobjoog what’s happening